Hamda Hussein

Aabbaha Haldoorka Ah

‘Aabbaha Haldoorka ah’ waa buug ka hadlaya kaalinta mugga iyo miisaanka leh ee aabbenimadu leedahay, qiimaha uu u leeyahay joogitaankiisu ilmaha iyo hooyada bad-qabkooda jidheed, maskaxeed iyo diineed intaba.

Category:
Scroll to Top